Fanaanka Diamond Platnumz Oo Ka Cadhooday Shirka Forbes

Fanaanka Diamond Platnumz oo ka kamid ah fannaaniinta qaaradda Afrika ugu caansan ayaa dhaleeceeyey majalada wax ka qorta arrimaha ganacsiga iyo dhaqaalaha, taasoo dhawaan liis ay ka sameysay fannaaniinta hodanka ah ee Africa, ka galisay kaalinta 20-aad fanaankan.

“Markan marka xiga, waxaad ka baartaan magaceyga google si aad u ogaatan dhaqaalaha aan heysto, iyo kaalinta aan ku jiro”, ayuu ku yidhi farriin uu soo galisay boggiisa Instagram-ka.

Wuxuu intaa ku darey iney wax badan hubiyaan inta aanay  ku darin liiskooda, isagoo ku tilmaamey qaab darro sida ay u diyaariyeen liiska fannaaniinta hodanka ah ee Afrika.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker