Hay’adda Shaqaalaha Dawladda JSL Oo Shaacisay Maalmaha Ciidda Ee Fasaxa Shaqaalaha

Guddida hay’adda shaqaalaha dawladda Somaliland ayaa shaaca ka qaaday in dhamaan masuuliyiinta wasaaraddaha iyo hay’adaha dawliga in shaqaalaha dawladu fasax ka yihiin shaqada maalmaha kala ah khamiista iyo sabtida munaasibada Ciidul fidriga awgeed.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker