Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Rooble oo lagu soo dhaweeyay magaalada Jeddah

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa gelinka ee jimcaha  gaadhay magaalada Jeddah, isagoo ku sii jeeda magaalada barakeysan ee Makka, si uu u soo Cumreysto.

Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa waxaa magaalada Jeddah ku soo dhaweeyay mas’uuliyiin ka tirsan Safaaraddda Soomaaliya ee Dalka Sacuudiga iyo qaar ka mid ah Madaxda boqortooyada Sacuudiga.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker