Kooxda Man City Oo iska xaadirisay finalka Champions League Markii Ay Ka Badisay Kooxda PSG

Kooxda Manchester City ayaa iska xaadirisay finalka tartanka UEFA Champions League kaddib markii ay ku garaacday kooxda Paris Saint-Germain oo marti ugu aheyd garoonka Etihad 2-0, kulankii lugta labaad ee wareega afar dhammadka, taasoo ka dhigan in cel-celis ahaan labada kulan ay ku adkaatay Sky Blue 4-1.

Ugu damabeyntii ciyaarta ayaa ku dhamaatay 2-0 ay kaga adkaatay Manchester City kooxda Paris Saint-Germain oo marti ugu aheyd garoonka Etihad, Sky Blue ayaa iska xaadirisay finalka tartanka UEFA Champions League, iyadoo sugi doonta kooxdii soo baxda Real Madrid iyo Chelsea oo habeen dambe balansan.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker