Puntland iyo Jubaland Oo War-saxaafadeed Kasoo Saaray Shirarkii Muqdisho

War-saxaafadeed wadajir ah oo ka soo baxay Puntland iyo Jubaland, ayay ku sheegeen in Madaxda mudda-xileedkoodu dhammaaday ee dowladda Federaalka Soomaaliya, ay si cad u xagal-daaciyeen qabsoomidda Shirka, islamarkaana ay fashiliyeen dhammaan dadaalladii socday, si looga heshiiyo Khilaafka Doorashooyinka.

Puntland iyo Jubaland, waxay sidoo kale tilmaameen in shirar mudda saddex maalmood ah u socday Dowlad Goboleedyada iyo Beesha Caalamka, aanay  suurta-gelin in wax natiijo ah laga gaadho, si loo qabto Shirka guud ee Arrimaha Doorashooyinka.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker