Majaajiliiste Qosolkiisa Caan Ku Noqday Oo Geeriyooday
Majaajiliistaha reer Spain Juan Joya Borja, oo qosolkiisa caanka ku noqday caalamka oo dhan ayaa geeriyoday isagoo 65 sano jir ah.
Waxaa sifiican loogu yaqaan naaneyskiisa El Risitas, ayaa caan ka noqday internetka, Wuxuu ku dhintay galabnimadii Arbacada Isbitaalka Jaamacadda Virgen de Rocío sida ay sheegtay warbaahinta gudaha.
Halkan hoose ka daawo sheekada saxuuntii ay qaaday badda.




