DAAWO Xukuumadda Somaliland Oo La Wareegaysa Libaaxayada Siyaasi Cali Warancade
Wasiirka Wasaarada Deegaanka Somaliland Shugri Xaaji Baandare, ahaa Sheegaytay In Xukumadda Somaliland Kala Wareegayso Libaaxyada uu Beerta Libaaxyada Hargeysa Ku Xanaaneeyo Siyaasiga Cali Waran-cadde.
“Waanu Ka Qaadayna Libaaxyada Dawladduna way kala wareegaysa libaaxyada, waxanu gaynaynaa xarunta Damis ee loogu talagalay xanaanaynta Duur Joogta Somaliland” Wsiir Shugri Xaaji Baandare.




