MUCAARIDADDA UGU XOOGGA WEYN EE KA SOO HORJEEDDA KUWA KA BAYDHAY XUKUNKII KII ILLAAHAY WAA ALLAH.

Dunidan aynu korkeeda ku dul noolahay waa sida Dataxgacmeed(space ship) oo ay ku gudo jiraan binu Aadamkii (the human)ku ee arlada ku socdaalaayey . Sahayda ay sitaan waa ( natural resources) aynu wada ognahay inuu sii yaraanayo isla markaa Dadka dunida saaranina sii kordhayo.
Dunida wax barata ee wax baadhaa ee wax akhrida ama gaalo ha noqdaan ama Muslim ha noqdaane way ogaadeen (challenges) xawliga ku socda ka hortagana itaalkooda muddo wey wadeen xukuumadahoodu laakiin inaga Xukuumado ku sheeggeenu madaxdoodu wax ma akhriyaan waxaa ma baadhaan. Xukuumadaha waaweyn ee isbedelka arlada ku socda arkay ee aynu waxa xun xun kaga dayano wasaaradahooda waxaa ugu muhiimsan oo ugu miisaaniyad badan wasaaarada (environment)ka oo si toosa ula shaqaysa wax kastoo soconaya si ay biiiadda aynu ku dul noolahay ee arladoodu u badbaado (inkastoo sideedii a safar tahay adduunyadu say ka waa ku noolahay laakiin wasiirka Daakhiliga ee Somaliland ma ogaada safarkaa. Inaga Xukuumaddu inay biiad badbaadiso daaye waxaynu usoo taaganahay in Wasiirka aynu dadkii Daakhiliga ku sheegnaa ee Mohamed kaahin inuu shacabka ka codsaday dagaal iyo mucaaradad uu tebayo oo micnaheedu yahay in la kaco dawlada yar iyo shacabkeeda isku kacaan oo biiadda kharibaan dagaalo dhigaan taayiro gubaan waxaasuu la shir yimi wasiirku si aqoonta gaabnimo ku jirto , jawaabo badan oo ku lida ahna wuu soo kordhiyey on runtii loo baahnayn.

Xukuumadda Madaxwene Muse Biixi waa inay isku noqotaa oo siday bulshada ula hadlayso wax ka bedeshaa oo Wasiir weliba intuu qaad ka dhergo inuu Media hortago ay joojiyaan.
Waynu ognahay mucaaridad waxaa ugu weyn cidda xunkii illaahay xukunkun ka duwan wax ku maamusha oo illaahayna siduu inoo sheegay CIDDUU MUCAARIDAA WAY NAASNAASIDAA.
MUCAARIDADA XUKUN XUMADA KA SOO HORJEEEDA EE ADIGI WAA TA ILLAAHAY MAAHA XISBIYO IYO REERO IYO WAXAA SE MUCAARIDADA ILAAHAY HA LA ISKA JIRO. WASIIR K HADAL KU KA DHACAY ISAGOO OG I UU XUKUNKII ALLAH OO WAX UU MALMALUUQAY WAX KU XUKUMA INUU YIDHAA MUCAARIDAD BAAN TEBAYAA .TEBIMAYSIDE MUCAARADDA ALLAH WAY KU HAYSATAA WAA NAY KUGU SOO MAQANTAY.

M Bashe

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker