UJEEDO: Warmurtiyeed Dib u Habaynta Hogaanka SOLJA

KU: URUURKA SAXAFIYIINTA SOMALILAND
KU: URUURKA MAREEGAHA SOMALILAND
OG: WASAARADDA WARFAFIINTA , DHAQAANKA IYO HIDAHAA

UJEEDO: Warmurtiyeed Dib u Habaynta Hogaanka SOLJA

ANSHAX waxaay markasta la barbar taagnayd hogatusalaaynta iyo toosinta uruurka SOLJA laakiin waxaad mooda in uruurka SOLJA oo haddi looga faa’iidaysto lahaa dhinaca wanaagsan sidaan ku sheegnay baaqayo hore aan u soo sarnay in warbahiinta dalku ka faaiidi lahaayd horumaar baaxad leh. Sida awageed, sidaan ku sharaxanay baaqaan hoose ee ku soo baxay oodweynemedia.

https://www.oodweynemedia.com/2019/11/24/anshax-wax-ay-amiinsantahay-in-solja-ay-sii-wadi-kari-wayday-shaqadeedii/

Waxaa taagan wakhtigii Uruurka SOLJA dib u habaayn lagu samayn lahaa. Wixii talo iyo tusaalayn ah waxaa laga dheehan kara baaqan kale ee ay Anshax soo sartay wakhti hore.
https://burcoonline.com/articles/91604/KU-URUURKA-SAXAFIYIINTA-SOMALILAND-KU-URUURKA-MAREEGAHA-SOMALILAND-OG-WASAARADDA-WARFAFIINTA-DHAQAANKA-IYO-HIDAHAA-UJEEDO-Warmurtiyeed

Anshax waa mid u taagan difaaca, taagerida, iyo horumarka Somaliland kana ilaalisa, iyado amiinsan saxaafadu in ay ka halis badan tahay qoriga , cid kasta oo ku soo xad gudubta Qaranimaada Somaliland.
Anshax waxaay jeclayd in uu Uruurka SOLJA qaato wakhtigiisa, Laakiin waa lagu khasaray uruurkan waxaana uu lumiyeey fursaado iyo wakhti qaali ah oo dhamaan warbahiinta Somaliland ka faa’iidaysan lahaayd.

 

http://www.somalilandsun.com/somaliland-anshaxa-extends-congratulations-on-commemoration-of-national-media-day-2013/

ANSHAX
Somaliland Media Watchdog Group
Washington DC
Anshaxs@hotmail.com

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker