Haweenka Beesha Xaaska Siyaasi Ismaaciil Hure Buubaa Oo ka Hadlay Xadhigeeda
Hablaha Beel-weynta Garxajis Oo Raaligalin Ka Bixiyey Khaladaad Ay Marwadda Pro Ismaaciil Maxamuud Hurre Buubaa Gashay Oo Hargeysa Ku Xidhan. Xukuumadda Ugu Baaqay Inay Xoriyaddeeda U Soo Celiso.