Xukuumadda Soomaaliya Oo Isku Shaandhayn Ku Sameeyay Qaar Ka Mid Ah Golaha Wasiiradda

Ra’iisul Wasaaraha Dawladda Federaalka Soomaaliya mudane Mohamed Hussein Roble ayaaOo Isku Shaandhayn Ku Sameeyay qaar  kamid ah golaha wasiirrada ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya.

Wasiiradda la isku bedelay ayaa kala ah Wasiirka Shaqada iyo Shaqaalaha Duraan Axmed Faarax oo loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Gadiidka iyo Duulista Hawada iyo Maxamed C/llahi Salaad Oomaar oo loo magacaabay Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker