Tirada Dad u geeriyooday Cudur aan la aqoonsan oo ka dilllaacay gobolka Saaxil

Inta la xaqiijiyay 8 qof ayaa ku geeriyooday xannuun aan noociisa la aqoonsan oo ka dilaacay Deegaanno k atirsan Bariga Gobolka Saaxil.

Xannuunka dhimashada sababay ayaa ka dillaacay deeganno ay ka mid yihiin Ceeldaraad, Golmidig, Laaqdheere, Karin, Duurdhila iyo Laas-Muuse oo ku teedsan Xeebaha Bari ee gobolka Saaxil.

Sidoo kale, waxa cudurkan aan la aqoonsan noociisa ku le’day ilaa kun neef oo xoolo ah.

Warkan oo Faahfaahsan kaga Bogo Muuqaalka Hoose

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker