Sudan oo ka baxday urur goboleedka IGAD kadib isku day ay ku joojinayso dagaalka halkaa ka jira

Igad ayaa isku dayaysay in ay soo afjarto dagaalka socday sagaalka bilood ee u dhaxeeyay ciidamada Sudan iyo kooxda ka soo horjeeda ee Rapid Support Forces (RSF).

Khamiistii dowladda Sudan ayaa ku dhaleeceysay Igad inay ku casuuntay madaxa RSF shir madaxeed.

Khartoum ayaa hadda sheegtay in bayaan ay soo saartay Igad uu ahaa mid weerar ku ah Suudaan.

Urur-goboleedka IGAD waxa la asaasay sannadkii 1996-kii, waxana uu ka kooban yahay siddeed waddan oo kala ah Kenya, Uganda, Djibouti, Ethiopia, Eritrea Sudan iyo Somalia

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker