“Guul Darro Labaad Xisbigu Uma Taag Hayo, Waxaan Gartay Maanta Inaan Ahay Kii Badbaadin Lahaa”. Siyaasi Cabdillaahi Dahab.
Difaaca qaranimada WADDANI waa inuu number one ka noqdo, inuu ka horeeyo Kulmiye oo aanu Madaxweynaha ku halayn oo wasiiradiisa ku halayn difaaca qaranku waa waajib qof walba saaran, hadii garoonkii aad kubbada ku ciyaari lahayd aad dhagxaan ku gurto, oo quraarado ku jebiso, oo aad kharibto maxaa kubbad lagu ciyaarayaba.
Waxaad ummada hoogamin kartaa markaad uurkeeda isku baneyso ee aad qaranimadeeda ilaaliso, in calaamutul su’aal lagu saaro qaranimadaada iyo waddankaaga sidaad u difaacayso oo aad ka jawaabo kari waydo waa dhibaato”.
Halkan hoose ka daawo waraysigaas Siyaasi Cabdillaahi Dahab.




