Madaxweyne Biden Oo U Hanjabay Madaxweynaha Ruushka

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa sheegay in dhiggiisa Ruushka, Vladimir Putin uu ka qomameyn doona isku daygii ay ku doonayeen inay ku farageliyaan doorashadii Mareykanka ka dhacday sanadkii hore.

Mr Biden   ayaa sidookale sheegay in uu u maleynayo in madaxweynaha Ruushka uu yahay nin dilaa ah.

Xukuumadda Moscow ayaase beenisay warbixinta Mareykanka ee la daabacay talaadadii lasoo dhaafay, taas oo madaxweyne Putin ku eedeysay in uu isku dayay in uu minja xaabiyo madaxtinimada Biden, taageerana u muujiyo madaxweynihii hore, Donald Trump.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker