Musharax Cabdiqaadir Iimaan Oo Loo Tunaasulay Musharaxnimadiisa Golha Wakiilada JSL
Mukhtaar Xasan Diiriye, ayaa u tanaasulay Musharax Cabdiqaadir Iimaan Guddoomiyihii hore ee guddida Doorashooyinka Somaliland.
Xisbiga Kulmiye ayaa hore u diiday Musharaxnimada Cabdiqaadir Iimaan, ilaa inta uu soo tanaasulayo Musharaxa kale





