Shaqaalaha Dawladda JSL Oo Maalinta Berri Ah La Fasaxay
Hay’ada Shaqaalaha Dawladdu Waxay Ku War-galinaysaa Shaqaalaha Dawladda Inay Shaqadda Qaranka Fasax-Ka-Yihiin Maalinta Berri Ah Munaaasibadda ISRAA-WAL-MICRAAJ Oo Ah Markii Nabiga(N.N.K.H) La Dheelmiyay.





