” Waxaan Isku Soo Sharaxay inaan Helo Meel yar oo lacag qabow Aan iska qaato …”

Mustafe qalab maareeye Ku xigeenkii Hore ee haayada wadooyinka oo dhawaan xilka iska casilay si’uu ugu tartamo xildhibaanada Golaha Deegaanka ee Burco ayaa wuxuu yidhi ” Hadaad runta doonaysaan waxaan isugu soo sharaxay golaha Deegaanka ee Burco inaan Helo Meel yar oo lacag qabow Aan iska qaato waxna aanan qaban, Dadka leh Haayada wadooyinka waa laga dhergay waar meesha hawl baa taal waa mar aad daamur wado iyo mar aad baabuur saarantay …”

Halkan hoose ka daawo

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker