Donald Trump Oo Sheegay inuu markale u tartami karo doorashada 2024.

Madaxweynihii hore ee Maraykanka Donald Trump oo jeediyay khudbaddii u horreysay tan iyo markii uu ka baxay Aqalka Cad ayaa sheegay in aanuu  sameyn doonin xisbi cusub oo siyaasadeed, isagoo u sheegay shir ay Florida ku leeyihiin conservative-ka in tallaabadaas ay kala dhantaali doonto codadka xisbiga Jamhuuriga.

Khudbadda oo ahayd tii u horreysay ee uu Trump jeediyo tan iyo markii uu xukunka la wareegay Madaxweyne Joe Biden, ayaa waxa uu dadka dareensiiyay in madaxtinnimada uu markale u tartami karo doorashada 2024.

Halkan hoose ka daawo Khudbadiisa

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker