”Isbaaro Kasta Oo Naloo Dhigo Waanu Qabsanayna Banaanbaxa” Mucaaradka Soomaaliya

Golaha midowga musharaxiinta Soomaaliya oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay go’aankii ay xukuumadda xil-gaarsiintu ka soo saartay banaanbax ka dhaca magaalada Muqdisho.

Afhayeenka midowga musharaxiinta Daahir Maxamuud Geelle oo ka hadlay shirka jaraa’id ee golaha ayaa sheegay inay ku adkeysanayaan qabashada banaanbaxa ay iclaamiyeen maalinka Jimcaha ah ee soo socota, isagoo ku gacan sareyray go’aankii shalay ka soo baxay xukuumadda.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker