Daawo:-Somaliland Oo Ka Digtay Gadiidka Dagaalka Ee Soomaaliya Ay Shalay Siisay Dawlada Qatar.

Hargaysa-(OWN)-Xildhibaan Axmed Diiriye Nacnac oo ka mid ah mudanayasha golaha wakiilada Somaliland ayaa waxaa uu si adag uga Hadley khilaafka ka dhexeeya xisbiyada Waddani iyo Kulmiye ee salka ku haya kominshanka doorashooyinka, Xildhibaan Nacnac ayaa waxaa uu sidoo kale ka digay  hub ay dawlada Somaliya maalintii shalay aheyd ay kala wareegtay dawalda Qatar.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker