Maxaa Ka Jira Wararka Sheegay In Qof Hargeysa Ugu Geeryooday Coronavirus ?

Agaasimaha wasaaradda caafimaadka Somaliland ayaa ka hadlay qof xalay la sheegay in uu xanuunka Covid-19 Hargeysa ugu geeriyooday, kaas oo baraha bulshada si wayn layskula dhexmarayay.

Dr. Maxamed Cabdi Xegeeye, agaasimaha wasaaradda caafimaadka Somaliland, waxa uu sheegay in illaa hadda aan si wanaagsan loo hubin waxa uu qofkaasi u geeryooday, balse uu lahaa calaamadaha xanuunka.

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker