Hindiya: Banaanbax Lagaga Soo Horjeedo Dilka Sulaymani Oo Ka Dhacay New Delhi

Boqolaal ruux ayaa dibadbaxyo lagaga soo horjeedo dilkii Qaasim Suleymani  ka  dhigay magaalada Caasimada ah ee New Delhi ee dalka Hindiya.

Dibadbaxayaasha oo u badnaa Haween iyo Caruur ayaa watay sawirka Suleymaani iyo Hogaamiyaha ruuxiga ah ee Iiraan Aayatulaahi Cali Khumeyni

Dadkan ayaa isa soo dhoobay degmada Chanakyapuri oo ay ku taalo Safaarada Mareykanka ee Delhi.

 

Dibadbaxayaasha ayaa ku qeylinayay Trump waxaa tahay danbiile dagaal oo dabadhilif u ah Israel iyo erayo Kale.

Mid ka mid ah wadaada shiicada oo lagu magacaabo Mulana Qaasim ayaa yiri waxaan rabnaa in fariin aa u dirno Mareykanka taasi oo ah in aysan aqbali doonin xadgudubkasta oo ka dhan ah Iiraan.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker