Gudoomiye F.C.waraabe Oo shaaciyey in Hargeysa la wada leeyahay, Samaroon,Madigaan & Akiishena ka sharaxi doono
Gudoomiyaha xisbiga UCID Eng. Faysal cali Waraabe Oo shaaciyey in Hargeysa la wada leeyahay, Samaroon,Madigaan & Akiishena ka sharaxi doono.




