Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Si Kulul U Weeraray Xukumadda Somaliland Isagoo Baaq U Diray Madaxweynaha
Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Khudbad Jeediyay, Ayaa Ka Hadlay Xadhiga Murashaxiinta Xisbiga, Sidoo kale Wuxuu Dhaliilay Khudbadii Madaxweyne Biixi U Jeediyay Maayirrada Iyo Badhasaabada Dalka.




