Banaanbaxyo Lagu Taageerayo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Oo Ka Dhacay Jigjiga

Madaxweyanaha Dowlad Deegaanka Soomaalida oo maanta ka hadlayay isu soo bax ka dhacay Jigjiga ayaa sheegay inay soo dhaweynayaan howlgalkii dowladda ay ku qabsatay gobolka Tigray.

Wuxuu sheegay in tallabadaas ay xaqiijisay amniga iyo xasiloonida dalka.

“Waxaa aad loogu farxa ah in kooxdii 27 sano dhiig miiratada aheyd oo dad laayneysay ee umadda baabi’isay in dalka laga qabtay isbaddalkaas oo maanta keenay in dalka xasiloon yahay”

Jigjiga waxaa lagu qabtay banaanbaxyo lagu taageerayo Ra’iisul Wasaare Itoobiya Axmed iyo isbaddalada ka dhacay dalkaas, sida ay ku warrantay warbaahinta Dowlad Deegaanka Soomaalida ee Itoobiya.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker