Xukuumadda Soomaaliya Oo ka war bixisay natiijada Shirkii Dhuusamareeb.
Natiijo la’an ku soo dhamaaday shirkii Magaalada Dhuusamareeb uga socday Madaxweynayaasha dowlad Goboleedyada & Gobolka Banaadir ayaa fashilka shirka waxaa dowladda Soomaaliya ay ku eedeysay inay ka dambeeyaan dowlado shisheye.




