“Fasaadka Hoggaaminta Gala ayaa ugu Khatarsan”Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir

Sheekh Maxamed Sh Cumar Dirir ayaa ku baaqay in dadka waanada iyo wax-u-sheegu anfaci waayo, muhiim tahay in hogaanku gacan bir ah ku qabtaan, oo waa waslad liidatee, mujtamaca laga qabto.

Khudbadii Jimcaha maanta (Shalay) oo kaga hadlay halista dhulka oo la fasahaadiyo ayaa sheegay in Quraanku inna barayo in xumaanta kuwa u waaweyn uu fasaadku ka mid yahay. Fasaadka culimadu marka ay sharaxayaan waxay ku sheegaan in manfacii shay lahaa dhib loo rogo. Shay walba dhib iyo dheef ayuu leeyahay, waxaanu yidhi.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker