Shacabka Laascaanood Baaq U Diray Xukuumadda Somaliland Kana Cowday Lacagta Soomaaliya

Qaar ka mida shacabka magaalada Laascaanood ayaa xukuumadda Somaliland ee uu hogaamiye madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ka codsaday in la soo gaadhsiiyo shilling-ka Somliland.

Shacabkaas oo la hadlaayay warbaahinta qaranka ayaa sheegay in xiligan ay baahi u qabaan isticmaalka lacagta Shilinka Somaliland, waxa kale oo ay dadweynaha ku nool magaalada Laascaanood baanka dhexe ee JSL Somaliland ka codsadeen in laamaha baanka dhexe ee magaaladaasi ay kaalin ka qaataan sidii shacabka magaaladaas ku nool loo soo gaadhsiin lahaa isticmaalka lacagta dalkooda.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker