“Somaliland Waa In Magdhow La Siiyo, Iyaga oo Dal Ah Ayay Yimaadeen …”

Cabdinaasir Cabdille ka mid ah siyaasiyiinta Soomaaliya islamarkaana ah musharax u taagan doorashada madaxweynaha Soomaaliya ayaa ka garaabay xasuuqii loo gaystay Somaliland.

Siyaasigan ayaa waxaa kale oo uu ugu baaqay Soomaaliya in Somaliland la siiyo magdhow, maadaama loo gaystay dhibaato.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker