Daawo: Suldaanka Guud ee Somaliland oo sheegay inay Qabanayaan Shir lagu Xasilinayo Nabada Jabouti

Daawo: Suldaanka Guud ee Somaliland oo sheegay inay Qabanayaan Shir lagu Xasilinayo Nabada Jabouti, Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir oo Waraysi Siiyay Tv-ga Eryal ayaa sidoo kale Wuxuu Suldaanku Fariin Waano ah hawada u Mariyay Madaxwaynaha Somaliland oo uu sheegay inaanay waxba soo kordhinayn Cabudhinta Dadka Shacabka ah iyo Bahda Saxaafadu

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker