Xukuumadda Somaliland oo Go’aano Ka Soo Saaraysa Booyadaha Biyaha

Wasiirka wasaaradda horumarinta beeraha Somaliland, mudane Axmed Muumin Seed, ayaa sheegay in booyadaha biyaha dhaamiya ay caqabad ku yihiin wax-soo-saaka dalagyada dhinaca beeraha.

Wasiirku waxaa uu xusay in ay iska kaashanayaan sidii loo yareyn lahaa booyadaha biyaha ka soo dhaaminaya ceelasha loogu talo galay waraabka beeraha.

Sidoo kale waxaa uu xusay in qofkii beerta lahaa oo booyadiiba ku dhaamiyo lixdan kun oo shilinka Somaliland, ah islamarkaana ay meesha ka baxayaan ku dhawaad konton kun oo geed oo uu tilmaamay in ay wax badan ka tari laheyd khudaarka dalka dibadiisa laga keenayo.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker