Somaliland: Agaasime la beddelay oo HEES lagu sagootiyey

Hargeysa (OWN)- Fannaaniinta Waaxda Dhaqanka ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland, ayaa hees ammaan oo ay ku sagootiyeyaan u qaaday agaasimihii hore ee Wasaaraddas Mukhtaar Maxamed Cali oo loo beddelay Agaasimaha Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta , iyadoo loo bogay shaqada uu u qabtay  wasaaradda Wasaaradda Warfaafinta.

 

Heestan ayay fanaaniintu ka qaadeen xafladdii xil-wareejinta Agaasimaha cusub iyo Agaasimihii hore ee Warfaafinta.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker