Ciidamada Booliska JSL Oo Xabsiga U Taxaabay Haweenaydi Ku Tacadiday Gabadha Adeegtada Ah

Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland ayaa Hargeysa ku xidhay Samsam Ismaaciil Cartan, oo dhawaan gabadh yar oo u shaqaynaysay muuqaal Tacaddiya ka duubtay kuna baahisay baraha ay bulshadu ku kulanto.

Dhinaca kale Maamulka Baanka dhexe ayaa shaaciyay in shaqaale rasmiya ay ka dhigeen Ayaan Maxamed Yuusuf, oo ah gabadha ay tacadiga ku samaysay Samsam Isaamciil taasi oo u shaqanaysay.

 

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker