Wasiirka Horumarinta Beeraha oo Xilka u kala wareejiyey Agaasimihii hore iyo Agaasimaha Cusub ee Wasaaraddaas

 

Hargeysa (OWN)- Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Beeraha Md Axmed Muumin Seed, ayaa maanta Xilka u kala wareejiyey Agaasimihii hore iyo Agaasimaha Cusub ee dhowaan loo magacaabay Wasaaraddaas.

Warkan oo faahfaahsan ka daawo Muuqaalka hoose

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker