Iiran Oo Fariin Hanjabaad Ah Dirtay Cid Kasta Oo Dhulkeeda Dagaal Ku Soo Qaaddo

Sargaal sare oo ka tirsan ciidamada dalka Iran ayaa sheegay cid kasta oo dhulkeeda dagaal ku soo qaaddo iney diyaar u tahay iney burburiso.

Hadalka Iran ayaa ku soo beegmaya kaddib marki uu Mareykanka shaaca ka qaaday inuu ciidama caawiya Sacuudi Carabiya uu u soo dirayo Khaliijka.

“Aad u taxaddar oo hubso inaad wax khalad ah sameyn” ayuu yiri taliyaha guud ee ciidmada iaalada kacaanka Iran.

Iran waxay diidday eedaha ay Mareykanka iyo Sacuudi Carabiya u soo jeediyeen ee ku saabsanaa iney iyadu ka dambeysay weerarradi lagu soo qaaday xaruumaha saliidda ee dalka Sacuudiga.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker