Muqayil-Weyn Oo Cunista Qaadka u Joojiyay Sabab Jirta Awgeed
Axmed Maxamed oo muddo dheer cunaayay qaadka ayaa sheegay in xilligan uu iska joojiyay cunistiisa. Axmed Maxamed ayaa ka sheekeynaya sababta ku riixday joojinta qaadkii uu mudada fog cunaayay.
Halkan hoose ka dhagayso