Daawo: Abwaan Yuusuf Shaacir Oo Soo Dhaweeyey Shirka Jabuuti Ee Somaliland Iyo Somaliya
Daawo: Abwaan Yuusuf Shaacir Oo Soo Dhaweeyey Shirka Jabuuti Ee Somaliland Iyo Somaliya, Abwaanka ayaa Fakarkiisa ku Cabiray Sida uu u arko Shirkii shalay lagu soo Afmeeray Magaalada Jabouti oo lagu wada hadalsiinayay Madaxda Somaliland iyo Somalia




