Daawo:Wargeysyada Ugu Afka Dheer Kenya Oo Wax Ka Qoray Maalgashiga Somaliland
Daawo:Wargeysyada Ugu Afka Dheer Kenya Oo Wax Ka Qoray Maalgashiga Somaliland, Waxaanay Wargaysyadu Soo Qaateen Warbixintii uu Wargaysaka The Capital ee Dalka Ethiopia kaga Hadlay in Dawlada Dalkaasi kaga Noqotay Saamigeedii Dekeda Berbera.
Warbixintaas oo Dhamaystiran Halkan Hoose ka Daawo: