Dib u miliilicii 2020

Hooniyo Tiriibali(Tripoli) ragii haystay lagu maagye
Masuuraati(musarati) waa loo hadhgalay hiil u dirirkiiye
Hareeraha dab baa lagaga shiday hilinkii faarsaade
(Xasan Taraabi)
Xasan Taraabi  markii uu gabaygas tirayey  waxay ahayad dagaaalkii labadda ee dunidda (1936-1945), waxaad se moodaa in uu ka hadlay maanta waxaa taagan amba  wixii  ka dhacay Liibiya  sanadka 2011 ee  colonel Qadaffi lagu kharagiyey.(Masuuraat iyo Triiboli/Tripoli wa laba magaallo Ku yaal Libya).
TPLF (Tigre) in ay Geeska Ku amar-ku-taaleeyin mooye oo qoobado mid kasta aya goni u xukumaan  mooyee ,marnaba kumay tashan Makaale iyo Axuum aya la idinku Iman oo kaba La’aan ayduna ka firdhan, Donald trump wa kan ka samri la’aa Aqalkii Cadda (White House),reer Galbeed oo Maraykan u hormood yahay oo sheegtay Awood  sare (super power) in Saf-mar la yidhaa Korona Feyrous (Covid19) uu dal kasta goni ugu Handarabayo,afkii iyo sankiina aya cid kasta Ku khasbaan in ay xidhato iygu oo shuruuc Ku so rogay Xijaabka(Hijab) haweenka Muslinka ah,”aduunyadda nin nolo maxa aragtii Ku laaban”.
Talyaaniba Lixlii baa hoday,oo Libin Ku hoyn waaye ,Libaaxyadu hadday Loolmaan,Looyarrada dhaartay(Cabdi Gahayr),Wa tallo indheer-arag oo iyada lafteedda maanta taagan.
Haldoorkii iyo akhyaartii uu sahayday ilaahay Janada ha Ka warabiyo inta Wali la daala-dhacaysan caafimaad taam ah siiyo,inta kalana ha baal mariyo, Allahuma ameen.

‌Alle Mahad leh

https://www.blogger.com/blog/post/edit/26789494/2468264877875887757

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker