Kulanka Maanta ee Group B: Puntland Vs Jubaland. Tartanka Maamul Goboleedyada Iyo Gobolka Banaadir 2020

Puntland Vs Jubaland

Waxa maanta is wajihi doona laba gobol ee Puntland iyo Jubaland oo ka wada tirsan group B Tartanka maamul goboleedada somaliya oo la ciyaarayo
maalintii afraad , gobolka jubaland waxa uu ciyaaray ciyaar hore oo uu guul daro kala gulmay gobolka koonfur galbeed , waxanay uga dhigan tahay ciyaarta
maanta ciyaar final ah oo hadii uu badan waayo ay noqonayso in uu tartan sida kaga hadhay , halka xulka gobolka Puntland oo ciyaar garab badani ka muuqaday
ay u tahay ciyaartiisi koobaad ee uu ciyaaro group-ka , waana ciyaar si weyn indha lugu hayo waxad kala socon karta somali Score mar kasta
Halkan kala soco: https://somaliscore.com/match/puntland-jubaland-2020-12-24/

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker