NINKA SHEEGA MA DHAAFTO
Warqad furan.
Wasiirka arrimaha guduhu max’ed kaahin Ahmed, waraaysigi shalay wuxu khatar Iyo halis Ku ahaa ย qaranka Somaliland Iyo madaxweynahooga mudane muse bixi cabdi.
Safar ay mudu maalmo ah ugu Maqnaayen kenya casimadeda nairobe hoganka sare ee labada xusbi kulmiye Iyo ucud oo wakhtigan iska bahaystey xisbiga awooda badan ee waddani, ka dib markii ay ka so laabten wareysi ay Ku bixiyen geegida dayaradaha ee cigal waxay Ku sheegan sadex qadob oo uu dhacaya markhaatiyo fal danbiyeedyo Iyo tilmaan halisahoda leh.
hadi aynu so qadano qodobada halista Ku aha madaxweynaha Iyo qarankaba waxay kala ahaayen.
1. Waxay sheegen in lalaal kulmay oo xidhiidh lala sameeyn karo cidkasta oo mucaarad ku ah dowlada konfura somaaliya,wakhti xaadirkana ay jiran ururo islamiya Iyo xusbiyo mucaarada oo ay la ย ciir ciirayso dowlada taagta daran ee muqdisho , Wasiirku wuxuu xidhiidhada iyo gacansinta kooxaha ku kacsan maamulka muqdizho ย u daliishadey in dowlada konfurtu ay ย sameeysay jabhado s/land ka so horjeeda oo rag caani Ku jiran wa sidu hadalka u dhigaye.
2.waxa kale oo aynu ognahay dowlada muqdisho in caalamku koolkoliyo o gacan Ku hayn yihin oo jimciyada qurumaha ka dhaxaysa u kireysay cidamo africana oo dhabta Ku haya waxa markhaati madoona nidaamka yar ee koonfur ka jira caalamka oo dhami inu ย isagu tagay dhisidisa,Xasiloonideeduna ay ย dan u tahay dalalka geeska africa, Cidkasta oo tacabka dunida burburineysana lala socodo o waliba lala ย xisaabtamidoono logo ogowna in ย maxkamado calamiyii jiran, Sidaas awogeed wuxuu maxamed kaahin inagu so jeediyay indhiihi caalamka khatartedana u leh qaranka S/land Iyo xukumadeeda.
3. Qodobkan sadexad waxaynu ognahay ย in maamuulka khaatumo ee uu hogaamiyo pro.Cali khalif galeydh ay isaga Iyo xubnihisa #G9 ay mudo fadhiyen xamar iyago xukumada farmaajo ka rabey aqoonsi maamuul goboled ย Maamuulka khaaatumo geed dheer Iyo geed gabanba wey u fulen iney muqdisho ka so qaatan warqada aqoonsiga maamul goboledka lakin way Ku so hu.gooben baaboco madhana wey kala yimaden, ย Hadaba maxamed kaahin wareysigi shaley wuxu tilmaan cad siyay cid kasta oo lid Ku aha nidaamka muse bixi ee uu ka tirsan yahay halkii ay mari lahayen waxana ka so heli lahaayen, hadiii ay ย jabhado tahay Iyo hadii ay maamuul goboledyo tahay, faalkaas ay Ku kaceena wa lafjab dalkena ay u so hooyen.
Madaxweeyne muse bixi waxaan leyahay warqadan furan dhugo,waxaad eegta aamnigi Iyo nabad galyadi Halkey mareyso maanta, Waxaad xusuusta doorki mihimka ahaa ee shacabku Ku lahayen ilaalinta nabad galyada, Iyo maanta halka wada shaqeeynti shacabka Iyo dowladu mareyso, waxa kaga filan sarkishi cidamada ee la badbaadin wayey Lana so qaban wayey dadki falka geeystey.
Ugu danbeyn ย waxaanan kaga baxaya ย tuducyadan qamaan bulaxan.
โข Badiida ninba kula deydayi daalna ka badan.
โข Dadkuna moodaya duulwada socda oo aan wax u dahsooneyn.
โข Dilo malaha aakhiro hadii lo kitaqbdayo’e.
Qalinkii:- Khadar Kaariye Cune