” Dawladda Kenya Duulaan Cad Bay Nagu Soo Qaaday … ” Mahdi Guuleed
Ra’iisal wasaare ku-xigeenka dowladda federaalka Soomaaliya, Mahdi Maxamed Guuleed ayaa sheegay in go’aanka ay gaadhay dawladda Soomaalia si ay uga jawaabto xadgudubyada siyaasadeed iyo faragelinta qaawan ee Kenya ku hayso madaxbannaanida Soomaaliya , islamarkaasna carabka ku adkeeyey in ” Dawladda Kenya Duulaan Cad Bay Nagu Soo Qaaday ”
Hadalkiisaas oo imanaya kadib markii Dowladda federaalka Soomaaliya ay xalay ku dhawaaqday in ay xidhiidhka diplomaasiyadeed u jartay Kenya.




