Nin Qaxooti Afrikan Muslim ah Oo Ka Mid Noqday Baarlamanka Dalka Newzealand
Baarlamanka Cusub ee dalka Newzealand ayaa markii ugu horeysay waxaa kamid noqday Nin African, Muslim ah oo kasoo jeedo dalka Eriteria laguna magacaabo Ibraahim Cumar.
Waxaa olalaha doorashadiisa kaalin mugleh ku lahayd Jaaliyadda soomaalida dalkaasi, waxaad halkan hoose ka daawataa khudbad xiiso badan uu ka jeediyey Baarlamanka dalkaas.




