Puntland Oo Go’aan Kasoo Saartay Arrimaha Doorashada Soomaaliya.

Warsaxaafeed    ka soo baxay madaxtooyada ayaa looga hadlay go’aanka Puntland ee arrimaha doorashada Soomaaliya.

Maamulka  Puntland ayaa sheegtay in aanay  aqoonsanayn tallaabadii Baarlamaanka Soomaaliya muddada ugu kordhiyay hay’adaha federaalka.

Qoraalka kasoo baxay Puntland ayaa lagu cadeeyay in heshiiskii 17-kii september uu yahay hanaanka kaliya ee heshiiska lagu yahay in loo wajo doorashada dalka iyada oo la xalinayo caqabadaha hortaagan fulinta heshiiskaasi.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker