Dhegayso: Maxaa Al-Shabaab u Suurto-geliyey Inay Weeraraan Saldhiga Lamu ee Gudaha Kenya ?

Dowladda Maraykanka ayaa Xaqiijisay in Saddex muwaadin oo Mareykan ahaa ay ku dhinteen weerarkii shalay Al-Shabaab ay ku qaadday saldhigga Manda Bay ee gobolka LAMU Ee Dalka kenya.

Mid ka mid ah saddexdaasi ayaa ahaa askari, labada kalena Waxay ahaayeen Qandaraaslayaal la shaqeeya wasaaradda difaaca. Ee Dalka Maraykanka

Ayaa lagu yidhi Warbixinta kasoo Baxday Dawlada Maraykanka

Haddaba maxaa Al-Shabaab u Suurto-geliyey inay Weerarkaasi qaadaan ayna galaan saldhiggaas?

 

HALKAN HOOSE KA DHEGAYSO WAXAA SHARAXAY SABABTA AQOON YAHAN KHIBRAD U LEH.

 

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker