Dowladda Kenya ayaa ku boorineysa Qaramada Midoobay in Al-Shabaab ay ku darto liiskeeda argagixisada, gaar ahaan kan ay ku jiraan Al-Qaacidda iyo ISIS.

Dowladda Kenya ayaa ku boorineysa Qaramada Midoobay in Al-Shabaab ay ku darto liiskeeda argagixisada, gaar ahaan kan ay ku jiraan Al-Qaacidda iyo ISIS.

Liiskan  waxaa lagu ansixiyey qaraarkii QM ee 1267, kaasi oo la meel-mariyey sanaddii 1999-kii.

 

Si kastaba deeq bixiyeyaasha caalamiga ah iyo dadka u doodda xuquuqda aadanaha ayaa qaba in talaabadan ay horseedi karto malaayiin qof oo ku nool Soomaaliya oo ay abaaro ku soo noqnoqdaan, inay gargaar la’aan ku dhacdo.

Haddii uu meel-maro qorshaha Kenya, qaraarka 1267 ayaa hay’adaha caalamiga ah u diidaya inay gargaar geeyaan deegaanada ay maamulaan Al-Shabaab.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker