Dhagayso: Waa Maxay Sababta ay Ciidamda Africom U kordhiyeen Weerarada Ka dhanka ah Al-Shabaab’
Dowladda Mareykanka ayaa saddexdii Sano ee lasoo dhaafay kordhisay Duqeymaha cirka ah ee ay gudaha Soomaaliya ugu geysaneyso kooxda Al-Shabaab.
Sannadki 2019-ki Mareykanka waxay Soomaaliya ka fuliyeen ilaa iyo 64 duqeyn, halka sannadkaan ay fuliyeen ugu yaraan 25 duqeyn oo dhanka cirka ah.
Haddaba maxay tahay sababta Mareykanka ay u kordhiyeen Weeraradooda Soomaaliya.
Hadaba Waraysi lala Yeeshay Taliya ย Ciidamadaย Mareykanka ee Africa ee loo yaqaano AFIROM, Gen Stephen Townsend.
Halkan Hoose Ka Dhagayso