Joe Biden Oo U Baahan 6 Cod Oo Kaliya Inuu Ku Guulaysto Doorashada Madaxtooyada Maraykanka
Joe Biden ayaa hadda Ku Guuleystay Gobolka Michigan. Wuxuuna tagay 264 cod, taas oo ka dhigan inuu kaliya u baahan yahay 6 Cod.
Joe Biden hal lug ayuu la galay inuu noqdo madaxweynaha dalweynaha Mareykanka. Durba dabaaldagyo hordhac ah ayaa la bilaabay inkastoo Afarta Gobol ay hartay
Waxaan la sugayaa Guusha Xisbiga Dimoqoraadiga oo hada u muuqda in 4 sano soo socota ku fadhiisan Doono Aqalka Cad.




