Ciyaaraha Gobollada Somaliland oo maraya meel Xasaasi ah ayaa maanta waxa la ciyaaraya ciyaaro lugu kala baxayo.

Waxa wali ka socda garoonka Hargeisa Stadium Ciyaarihii gobollada Somaliland, waxana shalay wada ciyaaray Saaxil iyo Daad-madheedh oo ku dhammaatay barbarro 2-2. Sidoo kale waxa wada ciyaaray Sanaag iyo Xaysimo ay guushu 2-3 ku raacday kooxda xulka Xaysimo. Maanta waxa wada ciyaari doona Salal iyo Awdal, sidoo kale wada ciyaari doona Togdheer iyo Gebilay.

Salal Vs Awdal Kala soco dhanka livescore

Togdheer iyo Gebilay kala soco dhanka livescoe

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker